Xiisad ka taagan garoonka Aadan cadde & Shaqaale careysan oo ku dhaqaaaqay shaqo joojin

Xiisad ka dhalatay shaqo ka eryid lagu sameeyay madaxa qeybta hagista diyaaradaha Garoonka Aadan cadde ayaa saameyn ku yeelatay maanta howlihii shaqo ee Garoonka. Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan qeybta kala hagista diyaaradaha (Marshal) ayaa ku dhaqaaqay shaqo joojin, kadib markii shaqadda laga eryay madixii qeybtaasi ninka lagu magacaabo Farxaan … Continue reading Xiisad ka taagan garoonka Aadan cadde & Shaqaale careysan oo ku dhaqaaaqay shaqo joojin